Soomaaliya & Turkiga oo ku ballamay xoojinta iskaashiga A...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Saalax Axmed Jaamac oo ku sugan Dalka Gambia ayaa Magaalada Banjul kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Turkiga Hakan Fidan oo ay kawada hadleen xaaladda iyo xiriirka labada dhinac. Qoraal kooban oo Dowladda Federaalka Soomaaliya kasoo saartay kulankaan waxa ay ku sheegtay in Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Saalax Axmed Jaamac &...

Maxay kawada hadleen MW Xasan iyo Marwo Catriona Lainga?

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Lainga oo soo gaba-gabeysay shaqadii diblumaasiyadeed ee ay ku joogtay dalkeenna. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Danjire Catriona Lainga, doorka ay ka qaadatay iskaash...

Puntland oo soo bandhigtay Kartooman ay ku jiraan Baco la mamn...

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimillada  Puntland ayaa soo bandhigtay Kartooman ay ku jiraan Baco oo ay Wasaaraddu ku sheegtay in ay halis ku yihiin deegaanka iyo bulshada ku dhaqan deegaannada maamulkaas. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Booliska  Puntland ay, “qabteen baco tiro badan oo lagu soo raray baabuur candha-meydle ah, bacaha oo halis ku ah Deegaanka iy...

MW Deni oo qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Safiirka Dalka UK

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Danjire, Michael Nithavrianakis iyo Wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda, ayaa looga hadlay guud ahaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaan geedi socodka Dowlad dhiska Soomaaliya, iyo arrimaha Puntland, sida Dimuqra...

News in English

Facebook Feed

Twitter Feed

Videos