Marxuum Xildhibaan Cali Tabliiq oo Aas qaran Garowe loogu same...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka  Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka qeybaglay galabta Aas Qaran oo loo sameeyay Allaah ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Maxamuud oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo Ku geeriyooday Shil gaari. Munaasabadda Aaska Qaran waxaa Sidoo kale ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad...

Ra’iisul wasaare Xamse muxuu ka daah-furay Muqdisho?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay shir ku saabsan kobcinta Karaanka Aadanaha, ayaa sheegay in bulsho karaankeedu hooseeyo aysan la loolami karin caalamka intiisa kale, si aan dunida ula tartannana ay muhiim tahay in la horumariyo awoodda dadkeenna. “Bulsho karaankeedu hooseeyo, lama loolami karto caalamka intiisa kale, isk...

Waa kuma hogaamiyaha la wareegay hogaanka dalka Iraan ?

Kadib markii la xaqiijiyay warka ku saabsan geerida Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed, Mohammad Mokhbar Dezfuli, ku xigeenkiisii koowaad ayaa la wareegaya xafiiska madaxweynaha dalka, isaga oo sii hayn doona mas'uuliyadda madaxtinimo ilaa inta ay ka dhacayso doorashada. Waxa uu xilkaan hayn doonaa muddo laba bilood ah, sida uu qabo dastuurka Iran. Doorashada m...

DFS oo ka tacsiyeeysay geerida Madaxweynihii Iraan

War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayay uga hadashay shilka diyaarad ee uu ku geeriyooday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamka ah Iiraan Ibraahim Ra’iisi waxaana la dhintay Wasiirkii Arrimaha Dibadda Dalkaas iyo mas’uuliyiin kale oo la socotay. Qoraalka kooban ee kasoo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Federaalka ay tacsi u dirayso dhiggeeda Tehran oo ay ka ge...

News in English

Facebook Feed

Twitter Feed

Videos