Agaasimaha Hay’adda NISA oo magacaabis sameeyay

Agaasimaha hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa maanta isbadal ku sameeyay hogaanka NISA ee gobolka Banaadir. Taliye Sanbaloolshe ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliyahii hay'adda Nabadsugida ee gobolka Banaadir Muxidiin Warbac, wuxuuna xilkaas u magacaabay Cabdifataax Ibraahim Shaaweeye oo mar soo noqday ku xigeenka hay'adda N...

Hay’adda SODMA oo digniin udirtay shacabka Soomaliyeed

Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ee dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay loogu magacdaray 𝗟𝗮𝗹𝘆, taas oo ku soo wajahan magaaloyinka xeebaha dhaca, si gaar ah Muqdisho, Baraawe, Marka, Jamaame, kismaayo iyo Badhaadhe. Warsaxaafadeed kasoo baxay hay’adda, ayaa lagu sheegay, cabsida ugu weyn ee laga qabo duufaan inay tahay, in ay geysato burbur hantiyeed. Waxay hay’addu si gaar ah walaac uga muujisa...

Hogaamiyaha SSC oo fariin adag udiray Soomaliland

Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa Somaliland uga digay in ay dagaal kale ku qaado deeganadiisa, isaga oo sheegay in ay jabin doonto. Hoggaamiye Firdhiye oo ku sugan cariga Talyaaniga, ayaa jaaliyada reer SSC Khaatumo ee magaalada Rooma uga warbixiyay xaalada deegaanadii iyo dadkii uu ka yimid. "Hada Muuse waa soo xayd xaydanayaa, intii dagaalka lagu g...

Marxuum Xildhibaan Cali Tabliiq oo Aas qaran Garowe loogu same...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka  Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka qeybaglay galabta Aas Qaran oo loo sameeyay Allaah ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Maxamuud oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo Ku geeriyooday Shil gaari. Munaasabadda Aaska Qaran waxaa Sidoo kale ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad...

News in English

Facebook Feed

Twitter Feed

Videos