Maxay ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaliya ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis Iskaashi ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga. Heshiiska Garsoorka ee ay gaareen Soomaaliya iyo Turkiga oo ka kooban afar qeybood ayaa diiradda saaraya dhinacyada kala ah; iskaashi, Gargaarsi sharciyeed, Dhiibid eedeysanayaal ama dembiileyaal iyo Waree...

Laftagareen oo Baydhabo ku qaabilay Safiirka dowladda Sweden e...

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Safiirka Dowlada Sweden ufadhiya Soomaaliya Joachim Waern. Kulanka ayaa lagaga hadlay Mashaariicda Dhinacyada Hormarka iyo dib u dhiska ee dowlada Sweden ay ka tageerto maamulka Koonfur Galbeed sidii loo Xoojin lahaa gaar ahaan adeegyada bulshada iyo kaaba...

30 Gorsoore oo ka howlgali doona maxkamadda gobolka Banaadir o...

Munaasibad maanta lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa lagu dhaariyey 30 Garsoore oo dhawaan ku soo baxay tartan oo loo qabtay in ka badan 2000 oo tartameyaal ah, sida lagu sheegay war ka soo baxay maxkamadda sare ee dalka. Gorsoorayaashaan oo maanta la dhaariyey ayaa ka hawl-geli doonaan Maxkamadda gobalka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JFS Baa...

RW Ku-xigeen Saalax oo kulan la qaatay Wafti ka socday Turkiga...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Caddaaladda ee dalka Turkiga Mudane Niyaz Acar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo qeyb uu ka yahay safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş. Mudane Saalax ayaa ku ammaanay kaalinta muhiimka ah bahda caddaaladdu ay ku leedahay iskaashiga isti...

News in English

Facebook Feed

Twitter Feed

Videos