RW Xamse muxuu kala hadlay gudiga Doorashooyinka Kenya?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Kenya, ayaa diiradda lagu saaray sida ay Soomaaliya uga faa’iideysan karto khibradda maamulka doorashada ee guddiga. Qorshaha horutabinta u leh Xukuumadda Dan-qaran ayaa ah in dalkeenna laga hirgaliyo doorasho dad weyne oo x...

Wasiirka Maaliyadda DFS oo war cusub ka dhawaajiyay

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay in afartii bil ee u dambaysay uu kordhay dakhliga Dowladda kaddib markii howlaha muhiim ah oo laga qabtay isla xisaabtanka Dadweynaha ee dhinaca Canshuurta & la dagaalanka Musuqa. Biixi ayaa sheegay in shaqo weliba oo Dowladda ay qabanayso uu u baahan yahay dhaqaale si aanay caqabad u imaan Dowladdu diiradda...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kormeeray Xarunta Hay’adda SoD...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta kormeeray xarunta qaran ee gurmadka degdega ah ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka SoDMA. Waxaa Wasiir Cali Xoosh soo dhaweeyay Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka SoDMA oo warbixin ka siiyay digniinta dhowaan Hay’addu kasoo saartay daadadka roobka guga iyo...

Muxuu RW Xamse kala hadlay ganacsatada soomalida ah ee Kenya k...

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdigiisa oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa halkaas Xalay kulan kula qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Kenya. Raysal Wasaare Xamse ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya kala hadlay kaalintooda ku aaddan dib u dhiska iyo horumarka dalka, isagoona warbixin guud ka siiyay xaaladda dalka, fursad...

News in English

Facebook Feed

Twitter Feed

Videos