MW Muuse Biixi muxuu ku soo arkay Isbitaalada Hargeysa?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer shaqo kusoo maray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo cusbitaalka daryeelka carruurta ee Maxamed Aadan Sheekh (MAS). Madaxweynaha, ayaa kormeerkiisa shaqo ugu kuurgalay habsami u socodka hawlaha adeeg ee ka socda cusbitaalka guud ee Hargeysa, waxana uu mid mid u galay qaybaha kala duwan ee uu cusbitaalku ka k...

RW Xamse Cabdi Bare ” Ma Aqbalayno in markale aan ku laa...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaanta siinayso hirgelinta dhab-u-heshiisiin loo dhan yahay, taas oo horseedda in shacabka Soomaaliyeed ay ka dawoobaan haarihii iyo dhibaatooyinkii soo kala gaaray wakhtiyadii adkaa ee dalku soo maray. Ra’iisul Wasaaraha oo Daahfurka Geeddi socodka hirgeli...

SSC Khaatumo oo eedeymo u jeedisay Soomaliland

Maamulka SSC Khaatumo ayaa ku eedeeyay Somaliland inay colaad sokeeye ka hurinayaan degaanada gobolka Sanaag, ka dib markii maalmihii lasoo dhaafay halkaas lagu dilay labo qof oo shacab ah oo kasoo jeeday degaanada SSC. Warsaxaafadeed kasoo baxay SSC- Khaatumo ayaa lagu sheegay, in Somaliland ay ciidamo ku abaabulayso gobolka Sanaag, taasoo ujeedka laga leeyahay uu yahay in colaad la galiyo gob...

Antony Blinken oo ku baaqay xabbad-joojin ka dhaqan-gasha Maga...

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Dalka Maraykanka Antony Blinken ayaa Xamaas & Israaiil ugu baaqay in ay raacaan dhabbaha nabadda ee lagu gaarayo xabbad-joojin ka dhaqan-gasha Magaalada Gaza oo dagaal iyo duqayn is dhinac socda ay ka soconayaan tan iyo Oktoobar 2023. Antony Blinken ayaa sheegay in loo baahan yahay in la helo mas’uuliyad damaanad-qaadaysa in labada dhinac ay ka go’an tahay xabbad-...

News in English

Facebook Feed

Twitter Feed

Videos