Ra’iisul Wasaare Xamsa oo markii ugu horreysay tagay dalka Ken...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey. Wafdiga Wasiirka koowaad ee Xukuumadda ayaa garoonka waxaa ku soo dhaweeyeen, Wasiirka Arrimaha Dibedda kenya Musalia Mudavadi, Wasiirka Difaac Kenya Aadan Barre Ducaale, Wasiirka...

Doorasho maanta ka dhaceysa dalka Chad

Dadka reer Chad ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta Saddex sanno ka dib markii hogaamiyihii milatariga uu la wareegay talada dalkaas. Waana markii ugu horeysay ee ay doorashadan madaxtinimo ka dhacda gobolka Saaxil ee Afrika tan iyo markii ay halkaasi ka dhaceen mowjado afgambi oo is xigxigay. Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in Mahamat Idriss Deby, oo xukunka la wareegay bishii April 2...

RW Xamse oo daah-furay qorshe mihiim u ah Soomaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan kobcinta iyo horumarinta dhaqalaha dalka, ayaa xusay dadaallada dowladda ee ku aaddan horumarinta dhaqaalaha loo dhan yahay oo xasilloon. Kulanka aqoon isweydaarsiga ah oo ay goobjoog ka yihiin Wasaaradaha Wax-soosaarka dalka, ayaa inta uu socdo wa...

Maxay kawada hadleen MW Deni iyo Safiirka UK ee Soomaaliya?

Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya ayaa la kulmay madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, iyagoo ka wada hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan dib u habaynta lagu sameeyay dastuurka dalka. Madaxweynaha Puntland iyo safiirka UK ayaa yeeshay wada hadal ku saabsanaa muhiimadda ay leedahay in laga wada xaajoodo dib u habeynta dastuurka iyo horumarinta dhaqaalaha dalka. “Iyagoo xoogga s...

News in English

Facebook Feed

Twitter Feed

Videos