MW Xasan Sheekh oo Shaqaalaha Soomaaliyeed ku sifeeyey hawlkar...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxa uu dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan Shaqaale weynaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu tilmaamay in dowladdu ay xoogga saartay ilaalinta xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed...

Maalinta shaqaalaha adduunka oo maanta la xusay

1-da May Qaramada Midoobay ayaa aqbashay soo jeedin ka timid waaxda taariikheynta u qaabilsan si maalmo loo gooni yeelo munaasabado kala duwan oo tan shaqaalaha ay kamid tahay. Ujeedka maalintaas loo aas-aasay waa dhowr qaybood oo kala ah: In la helo maalin u gaar ah oo shaqada kawada nastaan dhammaan shaqaalaha dalalka saxiixay heshiiskaan, la socodka shaqo la’aanta, ka warqabka saacadaha shaq...

MW Muuse Biixi muxuu ku soo arkay Isbitaalada Hargeysa?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer shaqo kusoo maray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo cusbitaalka daryeelka carruurta ee Maxamed Aadan Sheekh (MAS). Madaxweynaha, ayaa kormeerkiisa shaqo ugu kuurgalay habsami u socodka hawlaha adeeg ee ka socda cusbitaalka guud ee Hargeysa, waxana uu mid mid u galay qaybaha kala duwan ee uu cusbitaalku ka k...

RW Xamse Cabdi Bare ” Ma Aqbalayno in markale aan ku laa...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaanta siinayso hirgelinta dhab-u-heshiisiin loo dhan yahay, taas oo horseedda in shacabka Soomaaliyeed ay ka dawoobaan haarihii iyo dhibaatooyinkii soo kala gaaray wakhtiyadii adkaa ee dalku soo maray. Ra’iisul Wasaaraha oo Daahfurka Geeddi socodka hirgeli...

News in English

Facebook Feed

Twitter Feed

Videos