Saraakiisha Afgaanistaan ayaa sheegay Axadii shalay, in tirada dadka ku dhintay daadadkii Jimcihii ku dhuftay waqooyiga gobolka Baghlan ee dalkaasi ay gaartay ugu yaraan 315, iyadoo in ka badan 1,600 oo qof ay ku dhaawacmeen.
Wasaaradda qaxootiga ee Afghanistan ayaa warkan khasaaraha la xiriira ee ugu dambeeyay ku soo bandhigtay, barteeda X oo hore loo oran jiray Twitter.
Waxa ay sheegtay in...
Israa’iil ayaa taangiyo u dirtay bariga deegaanka Jabaaliya ee waqooyiga Marinka Gaza subaxnimadii hore ee Axaddii , ka dib markii habeenkii oo dhan ay duqeymo culcus oo cirka iyo dhulka ah ay ka fuliyeen aagaas.
Duqeynaha Israel waxaa ku dhintay 19 qof, waxaana ku dhaawacmay tobanaan kale, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka.
Jabaaliya waxaa ku yaala xerada ugu weyn siddeedda xero qaxo...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Madaxweyne ku xigeenka iyo qaar ka mid ah Golaha wasiirrada ayaa madaxtooyada maamulkaas ku qaabbilay wakiilka xoghayaha Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Catriona Lainga oo soo gaba-gabeyneysa shaqadii diblumaasiyadeed ee ay ku joogtay Soomaaliya.
Kulanka Madaxweynaha iyo Wakiilka waqtigiisa dhammaaday ee Qarama...