MW Xasan Sheekh oo Ubax dhigay taalada SYL

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya doorka halyeeyadii hormuudka u ahaa halgankii gobanimodoonka dalkeenna ee SYL ayaa ubax dhigay taalada SYL ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Munaasabadda qiimaha badan ee 15-ka May, isaga oo ku boorriyey in ay ka qayb qaataan halganka diiniga ah ee...

Sayid Cali Macallin Daauud oo markii 2aad dil lagu xukumay

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Arbaco ah go’aan ka gaartay kiiska Sayid Cali Macallin Daauud oo racfaan kasoo qaatay Maxkamadda Gobolka Banaadir oo dil toogasho ah ku ridday ayay markale Maxkamaddu raacday go’aankaas. Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay xukunka ayaa sheegay in Maxkamaddu ay u daliilsatay caddaymo isugu jiray Marqaatiyaal, Dha...

James Swan oo mar kale loosoo magacaabay ergayga Qaramada Mido...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa  James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka u maagacaabay inuu noqdo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya ahna Madaxa Xafiiska Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). Mr. Swan ayaa u shaqayn doona sidii Ergeyga Gaarka ah muddo ku meel gaar ah ka dib bixista Catriona Laing oo ahayd ergaygii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, taasoo dhawaan xa...

MW Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaran...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirguddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo maanta ka furmay aqalka dalka looga arrimiyo. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada ayaa lagu yiri, “Madaxda heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ayaa ka arrinsanaya xaaladda amniga dalka, gaar ahaan dar dargelinta dagaalka ...

News in English

Facebook Feed

Twitter Feed

Videos